dhamaan shacabka somaliyed waxaa wanaagsan in aan la fiiriyo dadlka somaliya waxii dan ah ? waxaa wanaagsan in lees ka qabto dadka dhibatada wado iyo dadka gacan ku dhiig layaasha mana ahan in aan u sacbino mida labad hadii aan u sacbino gacan ku dhiiglayan dadka waa la anayaan waana baba aa dalka ? waxaa ka soo bilawda oo aad dib u xasuusatan madax weyna yaasha somaliya soo maray kuligood mid aan gacan ku dhiigla aheen ma jiromid walbane waa gacan ku dhiigle waana u sacbinaa (tu saale ) waxaa dad lagu layay hotel shamow iyo warshada hargaha ragii qarxiyay hadii manta wada hadal la galaan dow lada
oo dagalka iska dhafaan waxaa laga yabaa in jago la siiyo ma wasiir ama xildhiban markas shacabka waa soo dhaweynayan waa tagerayaan midas wayay dhibka ugu weey ee somaliya waxaa shacabka somaliya looga bahan yahay in eey ha soo hor jestan gacan ku dhiigla yaash dadka layay ee hadane tagerayaan midas ayaa ah xalka ugu dhaw ma ahan in la soo dhaweyo gacan ku dhiigle somaliyeey qaca ee iska kor qada gumestayaash dhibka wado iyo calool u shaqestaysha somaliye
oo marada calanka ubsanayo beentana shegayo
Nessun commento:
Posta un commento